Ciidamada Huwanta ah oo kusii siqaya Xarardheere iyo Al Shabaab oo Ammaro soo rogtay

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo Haramcad oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ayaa howlgalo kawada deegaanno katirsan gobolka Mudug, waxa ayna ciidamada isku dayayaan in ay la wareegaan degmada Xarardheere. Sida aan wararka ku helnay ciidamada huwanta ah ayaa gaaray deegaanno ku dhaw dhaw degmada Xarar Dheere, waxa ayna ciidamada diyaarinayaan … Continue reading Ciidamada Huwanta ah oo kusii siqaya Xarardheere iyo Al Shabaab oo Ammaro soo rogtay